Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed oo ku baaqay in laga qeybqaato Gurmadka Abaaraha Puntland[Video]
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mutant Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa baaq u diray bulshada reer Puntland iney ka qeybqaataan gurmadka abaarta ka jirta deegaanada Puntland isla markaana la garab Istaago.
Mudane Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa umadda Soomaaliyeed gaar ahaan umadda Puntland u rajeeyey in ilaahay uu ka saaro abaaraha iyo colaadaha uguna bedelo raxmaddiisa iyo naxariistiisa.
Hoos ka daawo baaqa Wasiirka
Waaxda Warfaafinta
Maaliyadda Puntland
mofpuntland@gmail.com