Kulan waxaa ka qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jawle, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Kuxigenada agasimah guud ee Maaliyadda, Madax ka socta UN iyo NGOada.
Kulankan ayaa loga wada hadlay Canshuuraha lagu leeyahay shirkadaha qandarasyada ee ay UN ka iyo NGO siiyaaan, canshuur dhaafyada, wada shaqaynta Hay’adaha iyo Wasaradaha Qorshaynta iyo Wasaradada.