
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo hor tegay ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐, ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ee Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland[Sawirro]
GAROWE โย Madaxda Wasaardda ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ayaa maanta hor tegtay ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐, ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ee Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland.
Kulankan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray hannaankii loo maareeyey dakhliga iyo kharashka ku xusan Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2025 iyo hannaanka loo maareeyey dhaqaalaha dowladda ee horyaalla Golaha.
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa Guddiga siiyey xog-warbixineed dhammaystiran, iyagoona ka jawaabay dhammaan Su’aalihii la weydiiyay ee ku aadanaa Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2025
Baahintii
Xafiiska Wayi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
![Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Baarlamaanka hor geeyay ๐๐ข๐ฌ๐๐๐-๐ฑ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2026/07/IMG_8147-150x150.jpeg)

