Shir ku saabsan Kicinta Iyo Dardargelinta Hay’adda Qandaraas bixinta oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]
GAROOWE- Shir ku aadan kicinta iyo dardargelinta shaqada Hay’adda qandaraas bixinta ayaa maanta ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda...








