Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Iyo madax ka socotay Hay’adda UNOPS oo ku kulmay Garoowe[Sawirro]
GAROOWE- Agaasime Guud Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi oo ay weheliyaan Saraakiisha Dakhliga...








