FB_IMG_1544647546450.jpg

Tababar loogu soo xiray Garoowe Agaasimayaasha Wasaaradaha Dowladda Puntland[Sawirro]

Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda Puntland ee looxiray Tababarkan ayaa ahaa mid ay ku baranaayeen Habka maaraaynta Maaliyada.

Sooxirtaanka Tababarkan,waxaa ka soo qayb galay Wasiirku xigeenka Dakhaliga,Agaasime ku xigeenka Maamulka iyo masuuliyiin kale.

Wasiirku xigeenka Dakhliga ayaa soo xiray Tababarkan, waxana uu la dardaarmay masuuliyiintii loo qabtay Tababarkan in ay ku dhaqmaan aqooonta la baray.

Agaasimayaasha Wasaaradaha ayaa la gudoon siiyay Shaahaado ay ku xusan tahay aqoonta ay barteen ee Maaraynta Maaliyadda.

Xafiiska.Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland