Wasaaradda Maaliyada Puntland oo Martigalisay Shirka Gollayaasha Federaalka iyo Puntland[Sawirro]

Â
Shirkan waxaa ka qaybgalay Ra’isul Wasaaraha Federaalka Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland C/xakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, Wasiirka maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Caarshe iyo xubno ka kala socday gollaha wasiiradda Federaalka iyo Puntland.
Â

Â
….” Shirkaasi waxaa shir guddoominayay, Ra’isul Wasaaraha Federaalka Xasan Cali khayre iyo madaxweynaha Puntland C/weli maxamed Cali gaas, waxaana looga wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya dowladda federaalka iyo Puntland” ayuu yiri Agaasimaha Guud ee wasaaradda
Â
Gabagabadii, Waa markii u horraysya ee Puntland si rasmi u marti galiso shirka gollaha wasiiradda federaalka iyo shirka wadajirka ah ee golayaasha Federaalka iyo Puntland.
Â














Waaxda Wacyigelinta iyo WarbaahintaÂ
Wasaaradda Maaliyadda Puntland