vlcsnap-2016-08-10-16h32m14s925

Wasaaradda Maaliyadda oo Gollaha Wakiilada DPL horgeysay Xisaab xirkii 2015 (Sawirro)

vlcsnap-2016-08-10-16h32m14s925Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10 bisha August 2016 horgeysay Gollaha Wakiilada DPL Xisaab xirkii sanadkii hore 2015.

Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Shiikh Axmed,kuxigeenkiisa Axmed Yaasiin Saalax iyo mas’uuliyiinta kale ee Wasaaradda ayaa hortagay Gollaha.

Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa loo qeybiyey Xisaab xirka 26/07/2016 si ay usoo aqriyaan Xisaab xirka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyey Xisaab xirka.

Hoos ka daawo Khudbadii Wasiirka oo dhameystiran

Click here to display content from YouTube.
Learn more in YouTube’s privacy policy.

vlcsnap-2016-08-10-16h33m45s649 vlcsnap-2016-08-10-16h34m13s988 vlcsnap-2016-08-10-16h34m49s558 vlcsnap-2016-08-10-16h35m51s753 vlcsnap-2016-08-10-16h36m09s688

Cabdisalan Fiyeera
Garowe,Puntland
mofpuntland@gmail.com