24301001_2032747710292640_7942358296721716704_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo kormeeray Dhismaha Airporka Garoowe[Sawirro]

Madaxda Wasaaradda Maliyadda Dawladda Puntland ee uu hormuud u yahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa kormeer ku tagay Garoonka diyaaraddaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Mas’uuliyiinta garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa uga warbixiyay shaqada ka socota garoonka Wasiirka Maaliyadda iyo xubnihii la socday,waxayna sheegeen in si wanaagsan howshu u socoto.

Hoos ka daawo Sawirrada

Waaxda Wacyigelinta iyo Warbaahinta

Wasaaradda Maaliyadda Puntland