1FFE1372-801F-4FD7-B2A4-1923A345381A.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo soo gaaray Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Wasiirka Maaliyadda waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe Gen Maxamed Abshir kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland.  

Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland