15035927-3d6e-472e-a938-521cdc695bc3

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Garoowe Shir kula qaatay Wafdi ka socda Bangiga Adduunka[Sawirro]

15035927-3d6e-472e-a938-521cdc695bc3Wefti ka socda Bankiga Aduunka ayaa manta kula kulmay Xafiiska Garoowe ee W/Maaliyadda Madaxda Sar-sare ee Wasaaradda, Weftigaas waxaa hoggaaminayay Mr. P. Kumaar oo u qaabilsan Bankiga aduunka dhinaca Dhaqaalaha.

Weftigaas waxay la Kulmeen Madaxda kala ah:

  1. Wasiirka Maliyadda
  2. Agaasimaha Guud Maamulka
  3. Agaasimaha Guud ee Furdooyinka
  4. Agaasimaha Guud ee Canshuuraha Berriga
  5. Xisaabiyaha Guud
  6. Iyo PFM,RCRF, FMS

Shirkaas waxaa looga wada hadlay guud ahaan arrimaha dhaqaalaha, kaabayaasha dhaqaalaha, Cashuuraha Beriga iyo Furdooyinka, Xawladaha, Qurba joogta, Maalgelinta, wax wada wadaaga sida PPP iwm.

Shirkaas wuxuu ku soo gabaga-gaboobay jawi wanagsan oo is afgarad leh.

6fdf34b3-1aab-40bb-8e55-3ebeff95f5f8 63ba28da-eb1a-4422-a592-2a99f86dcac6 66b0a2e5-f9c4-4da9-945f-dc8dbdbfee97 715418a4-9359-4a00-922d-abc2805bf4fd b299c215-9652-4417-90ee-9ed56703c70b ce3fd10c-d3b5-4c2d-aa77-982cf7d1e88d f7b96fa2-b9a5-4cc9-9ed4-005a594fd7d3

Madaxa Website W/Maaliyadda
Garoowe