CEE7F735-D397-4432-A2BC-4AAA006C2F0D.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo la kulmay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan[Sawirro]

BADHAN – Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo maanta gaaray degmada Badhan ayaa booqday houga uu degmada ka degan yahay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan. 

Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa yeeshay kulan ay uga wada hadleen xaaladda guud ee gobolka Sanaag.

Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta 

Wasaaradda Maaliyadda 

Dawladda Puntland