97F37C75-72EE-4CC9-8D87-46E85A214208.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Safar shaqo ugu ambabaxay Kismaayo

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ababaxay magaalada Kismaayo.

Safarkan shaqo ee  ku wajahan Kismaayo ayaa salka ku haya ka qaybgalka shir looga hadlaayo Dayn cafinta Soomaaliya ,waxana ka qaybgalaya madxda Dawladda Federaalka iyo Madaxda Dawladdaha Xubnaha ka ah.

Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland