Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi oo Wareegto kusoo saaray Nidaamka Kharash bixinta(Akhriso)
GAROOWE –Â Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa wareegto kusoo saaray Nidaamka Kharash Bixinta.
NB. Laga bilaabo taarikhda warqaddan 18/02/2019, waxaa lagu shaqeynayaa nidaamka warqada hoose ku xusan. Xafiiska Wasiirka lama keeni doono warqado kharash lagu dalbanayo.
Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland.
Baahintii:
Xafiiska Wacyigelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland