Wasiirka Wasaarada Maaliyada Puntland oo ka jawaabay Warqad uu soo saaray Cabdiraxmaan Bayle[Akhriso]
Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ay ka soobaxday Warqad xambaarsan Xisaab celintii Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay Wasaaradda Maaliyadda Puntland.
Hoos ka akhrisoÂ
Xafiiska Wacyigelinta iyo Warbaahinta
Wasaaradda Maaliyadda Puntland