GAROOWE – Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa dadaal dheer ku bixiyey dib dhiska, casriyeynta iyo dayactir ka xarumaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

Waxaa Maanta Madaxweynaha Dowladda Puntland xariga ka jaray Xarunta Dhakhliga Wasaaradda Maaliyadda iyo Ballaarinta iyo casriyeynta Xarunta dhexe ee Wasaaradda. Waxaa sidoo kale la dhammeystiray dhismaha Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Badhan.

In dalka la horumariyo waa ballan qaadyadii Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta

Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Puntland

Â