GAROOWE-Xarunta Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxaa xilkii kula kala wereegay Madaxdii dhowaan uu soo magacaabay Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni.