Xisaabiyaha W/Maaliyadda gobolka Mudug oo ka warbixiyay howlgalkii ay sameeyeen Ciidanka Cashuuraha gobolka Mudug[Sawirro]
Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Puntland ee gobolka Mudug Ismaaciil Cabdinuur Geesey ayaa ka hadlay hawlgalkii ay sameeyeen Ciidamada ilaalinta Cashuuraha ee gobolka Mudug.
Muuqaalka hoos ka daawo
https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/654660715033301/
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland