Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir guddoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda oo ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan ayaa looga hadlay wax yaabihii u qabsoomay Wasaaradda Maaliyadda iyo shaqooyinka dhiman in la dhamaystiro sanada 2024. Shirkan ayaa sidoo kale looga dooday qorshayaasha […]

Wasiir Dowlaha Maaliyadda Puntland oo Booqday Kastamka Wasaaradda ee Airport-ka Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO- Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamuud Shiikh Ciid ayaa kormeer shaqo ku tagey kastamka Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay garoonka diyaaradaha Boosaaso. Kormeerkan shaqo ayaa salka ku hayey dardargalinta shaqada iyo kor u qaadida dakhliga si loo dhiiri geliyo Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee ku sugan goobaha dakhli soo saarka. Wasiirka ayaa […]