Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyada Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha General Abshir ee Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyada Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan oo uu weheliyo agaasimaha guud ee Bangiga dhexe Mudane khadar Ugaas Cabdi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Kastamka Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir ee magaalada Garowe iyo Kantaroolka Bari. Wasiir Bulxan ayaa madaxda kastamka ka dhagaystay habsami u […]

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Kantaroolada Bixin iyo Laacdheere ee Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyada Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga, Xisaabiyaha gobalka Nugaal iyo Maamulaha Cashuuraha Berriga gobalka Nugaal ayaa booqasho ay ugu kuurgelayaan habsami u socodka shaqada ku tagey Kantaroolada Bixin iyo Laacdheere ee magaalada Garoowe. Wasiirka Ku-xigeenka iyo mas’uuliyiinta kormeerka ku weheliyey ayaa halkaas […]