Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ka qayb galay Shirka Jihaynta Xukuumadda Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Shirka jihaynta Xukuumadda Puntland ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Garoowe, waxaana goobjoog ka ah Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa ka qayb ah shirka Waxqabadka 5tii sano hore Dowladda ee isla xisaabtanka iyo qorshaha kale ee Waxqabadka Wasaaradaha 2024 ilaa 2029. Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta […]

Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furay Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdifataax Cali Jaamac ayaa tababar u furay Waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda. Tababarkan ayaa shaqaaluhu ku baran doonaan waxa afka-qalaad loo yaqaan Procurement (Iibka) wuxuuna socon doonaa 6 cisho waana tababar muhiim u ah dhammaan waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda. Qaar ka tirsan shaqaalaha tababarka […]