Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeeray Xafiisyadda xarunta dhexe ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo uu waheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kormeeray xafiisyada kale duwan ee xarunta dhex ee Wasaaradda. Kormeerka ayaa ahaa u kuurgalida habka shaqada xarunta dhex, waxana uu booqaday Wasiirku dhammaan xafiisyada kala duwan ee xarunta isagoo madaxda xafiisyada ka dhageystay […]