Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Puntland oo soo xiray Tababar ku saabsan Habka Maareynta Xogta Maaliyadda-PFMIS-[Sawirro]

GAROOWE – Agasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Tababar ugu soo xiray Wasaaradaha iyo Hay’addaha Madaxa banaan ee Dowladda, tabarkaas oo ku saabsanaa Habka Maareynta Xogta Maaliyadda (PFMIS). Tababarkan oo ay kasoo qayb galeen Agaasimayaasha maamulka iyo xisaabiyeyaasha Wasaaraddaha iyo Hay’adaha madaxa banaan. Xirtiaanka tababarka,Agaasimaaha […]