Shir ku saabsan Kicinta Iyo Dardargelinta Hay’adda Qandaraas bixinta oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

GAROOWE- Shir ku aadan kicinta iyo dardargelinta shaqada Hay’adda qandaraas bixinta ayaa maanta ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland. Shirka waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Madaxtooyada, Guddoomiyaha Hantidhawrka guud, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Ku-simaha Guddoomiyaha Hay’adda Qandaraas bixinta, Agaasime Kuxigeenka guud dakhliga, agaasimaha waaxda maamulka […]