Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay degmada Dhahar[Sawirro]

DHAHAR – Wasiir Kuxigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Axmed Maxamed Bulxan ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Dhahar ee gobolka Hayland. Mudane Axmed Maxamed Bulxan waxa ku weheliyay kormeerkiisa shaqon Kuxigeenka Xisaabiyaha gobolka Sanaag iyo Taliyaha Turbataariyada Sanaag iyo Haylaan. Ujeedada kormeerkan shaqo ayaa ahaa u kuurgelid ah Howlaha shaqo ee Kastamka Baraagaha […]