GAROOWE – Madasha la latashiga Dadwayanaha ee Miisaaniyadda Dowladda Puntland 2025 ayaa ka furmay hoolka shirarka ee Martisoor Hotel Garoowe. Kulankan waxaa ka qayb galay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland iyo bulshada Rayidka ah qaybaheeda kala duwan. Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone