GAROOWE – Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Cali Jaamac Gaashaan ahna Kusimaha Xisaabiyaha ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta iyo shaqaaalaha Xafiiska xisaabaadka guud. Kulanka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana looga hadlay Dardargalinta nidaamka xisaabaadka dowladda Puntland, adkaynta iyo horumarinta nidaamka xisaabaadka ee hay’adaha dowlada. Ugu dambayn, Cali Jaamac Gaashaan […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone