Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar u qabatay Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda Puntland[Sawirro]

GAROOWE –  Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Tababar u qabatay shaqaalaha Hay’adda Dowladda Puntland. Tababarkan ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaana daah-furay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo ay ku weheliyeen Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Dowladda Puntland. Tababarkan ayaa loo qabtay Agaasimayaasha waaxyaha maamulka iyo Maaliyadda, xisaabiyaàsha Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa […]