Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Dhisme ka dhagax-dhigay Garoonka Diyaaradaha Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay waheliyan Wasiir ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelanayso Wasaaradda oo laga hirgelin doono garoonka Diyaaradaha Garoowe. Dhagax-dhiga dhismaha cusub ayaa waxaa goob-joog ka ahaa ah Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Nugaal, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo […]