Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Golaha Baarlamaanka horgeeyay Miisaaniyadda 2025[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo uu hoggaaminayo  Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa Gollaha Baarlamaanka hor geeyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2025. Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka ayaa shir guddoomiyey kulankaasi oo ay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ku soo bandhigeen Miisaniyadda Dowladda ee Wasaaraddu soo diyaarisay. Miisaaniyadda Dowladda ayaa lagu wareejiyey Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & […]