Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Baarlamaanka uga mahad celiyay Ansixinta Miisaaniyadda 2025

GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland uga mahad celinayaan ansixinta Miisaniyadda Dowladda 2025 oo noqonaysa wadarta guud $466,840,762 (Afar boqol iyo lixdan iyo lix milyan, sideed boqol iyo afartan kun, todoba boqol iyo lixdan iyo laba dollar). Waxaa xusid mudan in Miisaaniyadda Dowladda Puntland ee 2025 korortay 18% marka la […]