Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Horumarinta Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland  oo ay waheliyaan Wasiir ku-xigeenka Maamulka iyo Wasiir ku-xigeenka Dakhliga ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay horumarinta Dakhliga. Shirka oo ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda waxaa goob joog ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda, Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasimaha waaxda […]