Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Warbixin ka dhagegstay Waaxda Qorsheynta, Tababarada iyo Tirakoobka Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane En Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed  ayaa shir gudoomiyey maanta Shirka Waaxda Qorsheynta, Tababarada iyo Torakoobka Wasaaradda Maaliyadda ku soo bandhigeen shaqooyinka ay soo qabteen. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Agaasime guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud […]