Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer ku tagay xarunta Dakhliga ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kormeeray shaqooyinka ka socda Xarunta dhexe ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda. Kormeerkan shaqo Agaasimaha guud waxaa ku weheliyey Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha waaxda Cashuuraha beriga iyo Xisabiyaha Wasaardda Maaliyada ee gobolka Nugaal. Agaasimaha guud ayaa Kulamo uu la yeeshay Mas’uuliyiinta Xafiisyada […]