GAROOWE – Aggaasime Guud Ku-Xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kulan dhanka shaqada ah la yeeshay mas’uuliyiinta Waaxda Furdooyinka Wasaaradda Maaliyadda. Kulan waxaa ka qaybgalay Agaasimaha waaxda furdooyinka Mahdi Faarax Qambi, ku-xigeenka Agaasimaha waaxda Cali Siciid, Madax qaaybeedyada waaxda iyo qaybo ka mid ah shaqaalaha waaxda. Shirkan ayaa looga hadlay la […]
GAROOWE – Ku Simaha Agaasimaha waaxda Maamulka ahana Agaasime Ku-xigeenka Maamulka Mudane Mukhtaar Xassan Maxamed ayaa kulan horumarinta shaqada ah la qaatay Madax qaybeedyada xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan ayaa looga hadlay Dardargalinta shaqooyinka socda ee Wasaaradda gaar ahaan Xafiisyada xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda. Madax qaybeedyada ayaa Agaasimaha la wadaagay habsami u socodka […]