Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda, kaas oo looga hadlay kor uqaadida dakhliga, xoojinta wada-shaqeynta u dhaxaysa Ciidanka Ilaalada Cashuuraha iyo Wasaradda Maaliyadda. Shirkan waxaa ka soo qeyb galay Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda, […]