GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey Kulan Foogaan arag ah oo looga hadlay ololaha kicinta dakhliga canshuraha berriga ee gobolada Puntland. Wasiirka kulankan waxaa ku weheliyey Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle, waxana habka Foogaan Araga uga qaybgalay Agasime guud ku xigenak […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone