GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan, ayaa maanta shir foogaan arag ah la yeeshay maamulka guud ee furdooyinka Dowladda Puntland. Shirkan waxaa Wasiir Ku-xigeenka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Axmed Jaamac Jowle, Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Dakhliga, Agaasimaha waaxda Furdooyinka iyo dhammaan madaxda kastamyada Puntland. […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone