Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Dekedda Boosaaso xili Xoolo laga qaaday[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane  Maxamed Faarax Maxamuud oo hawlo shaqo u jooga magaalada Bosaso ayaa Fiidnimadii Caway booqaday Dekeda oo ay ka dhoofayeen Doonyo iyo Maraakiib qaadaya Xoolo. Labo ka mid ah Maraakiibta waawayn ee xoolaha iyo Shan Doonyood ayaa qaadi doona in kabadan 80,000 oo neef una safari doono wadamada […]