GAALKACYO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamud, oo ay weheliyaan Wasiiradda Wasaaradaha Caafimadka, Xannaanada Xoolaha, Kaluumaysiga, Waxbarashadda, Wasiirudowlaha Madaxtooyadda, Wasiir kuxigeenka howlaha guud, Maamulka Gobolka iyo kan degmada ayaa maanta xariga kajaray dhismaha Cusub ee Kastamka dhexe ee Gaalkacyo Wasaaradda Maaliyadda G/Mudug. Munaasabadda xarrig jarka dhismahan ayaa waxa faahfaahin ka baxshay […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone