GAROOWE – Wasiir ku-xigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, Mudane Axmed Maxamed Bulxan, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu qabtay aaladda fogaan-aragga, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta iyo kor-u-qaadista dakhliga canshuuraha berriga. Wasiirka waxaa shirka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Mudane Axmed Jaamac Jowle, waxaana ka soo qeyb […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone