GARACAD – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Faarax Maxamuud, oo ay weheliyaan wefti ka socday labada gole ee dowladda Puntland, ayaa si rasmi ah xariga uga jaray xafiisyada cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo laga hirgeliyey gudaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug. Xafiisyadan cusub ayaa loo dhisay si casri ah, isla markaana si buuxda […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone