Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Shirka Xisaabiyayaasha gobolada ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka wasaaradda Maaliyada Mudane Maxamed Faarax Maxamuud uuna weheliyo Wasiir ku-xigeenka Dakhliga Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa gudoomiyey shirka xisaabiyeyaasha gobalada ee Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan waxaa ka qaybgalay Gudoomiyaha Hantidhawrka guud ee Dawlada Puntland, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Xisaabiyaha guud, Agaasime Ku-xigeenka Dakhliga, agaasimaayasha waaxyaha Miisaaniyada, Cashuuraha beriga iyo Xisaabiyayaasha Gobalada. Kulankan […]