GAROOWE – Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxaa maanta ka bilaamay Ollole nadaafadeed oo ay Hoggaaminaayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud iyo Wasiirudowlaha Wasaaradda Mudane Maxamuud Shiikh Ciid. Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Xisaabiye Ku-xigeenka Dowladda, Agaasimayaasha waaxyaha, Madax qaybeedyada iyo guud ahaan Shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda ayaa si wada jir […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone