GAROOWE – Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Cali Jaamac Gaashaan ayaa hoolka shirarka ee Wasaaradda Maaliyadda uga daah-furay tababar Wasaaradaha iyo Hay’adaha madaxa banaan ee dowladd Puntland. Tababarkan ayaa ku aadan nidaamka maaraynta Maliyadda PL-FMIS-ka qaybtiisa off budget-ka ee dib u habaynta Nidamka Maaliyadda waxaana ka soo qayb galay Agaasinayaasha Waaxyaha Maamulka iyo […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone