Wasiir Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Shaqada[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirku xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi ismaacil Maxamed ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan oo ah mid la qabto Sadexdii biloodba mar ayaa looga hadlaa horumarka laga sameeyey shaqada, sixidda qaladaadka jira iyo qabashada shooqiynka la diyaariyey ee Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan waxaa ka qaybgalay Agaasimayaasha Waaxyaha […]