BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tegey dhismayaal casri ah oo ay leedahay Wasaaradda Maaliyadda laguna dhisaayo hab isku tashi ah lagana hirgelinaayo Boosaaso. Goobaha shaqadu ka ka socotay ee Wasiirku booqday waxaa ka mid ah Xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo kastamka Wasaaraddu ku leedahay garoonka diyaaradaha […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone