BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Boosaaso ayaa kormeer shaqo ku tagay kastamka Wasaaraddu ku leedahay Dekeda. Kormeerkan Wasiirka waxaa ku weheliyey Wasiirka wasaarada dekeddaha iyo gaadiidka badda DPL,Wasiirka Ganacsiga,Wasiirka Xanaanada xoolaha, Maamulaha furdooyinka gobalka Bari ,Taliyaha Dekedda iyo Mas’uulyiin kale oo ka tirsan […]
+25290-7724437
+25290-7724401
Email Us
info@mof.plstate.so
Office Location
Upper Hill-Garowe, Government Zone