Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntkand oo Boggaadiyay Hirgelinta Maxjarka Cusub ee Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa ka qayb galay daah-fur loo sameeyey Maxjar Cusub oo laga hirgeliyey Magaalada Boosaaso. Maxjarkan oo loo bixiyay Shaakir International Veterinary Quarantine Company ayaa furitaankiisa waxaa ka qayb galay xubno ka tiran Golaha Wasiirada, Ganacsato, Dhakhaatiir iyo masuuliyiin kale oo ka tiraan Dowladda Puntland. […]