Working Hours: Saturday - Thursday: 8:00AM - 3:00PM

+25290-7724437

+25290-7724401

Email Us

info@mof.plstate.so

Office Location

Upper Hill-Garowe, Government Zone

IMG_8489

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo ka qaybgalay Dhagax-dhiga mashruuca Biyo-saarka Gaalkacyo[Sawirro]

GAALKACYO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladda Puntland Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay dhagaxdhigay mashruuca biyo‑saarka magaalada Galkacyo.

Dhagaxdhigga mashruucan waxaa ka qayb galay wasiirro, xildhibaano, maamulka gobolka Mudug, maamulka degmada Gaalkacyo, Guddiga Horumarinta Gaalkacyo iyo shirkadda TTN.

Mashruucan ayaa ah mid ay baahiweyn uqabeen bulshada magaalada Galkacyo ayaa waxa sidoo kale isla maanta si rasmi ah loo kala saxiixday heshiiska mashruuca biyo saarka Gaalkacyo,

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Dawladda Puntland Maxamed Faarax ayaa dawlada dhexe ee Puntland usaxiixay heshiiskan oo ay darafyo kayahiin maamulka degmada Gaalkacyo, Guddiga Horumarinta Degmada iyo shirkadda fulinaysa mashruuca .

Baahintii

Xafiiska Wayi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Read More